Kenya oo shaacisay in ay dishay xubno katirsan Al Shabaab hubna kasoo furatay

Wasaarada Difaacada dowlada Kenya war kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab sidoo kale hub kasoo furteen. Warka kasoo baxay Wasaarada Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in ciidankooda oo roondo ka waday deegaanka Buulo Xaaji ay weerar kala kulmeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab iskana … Continue reading Kenya oo shaacisay in ay dishay xubno katirsan Al Shabaab hubna kasoo furatay